WARARKA MAANTA EE CAALAMKA

qaraxii syl

Ilaa 10 Sarkaal Oo Loo Xiray Qaraxii Kol Hore Ee Hotel SYL...

March 5, 2015

Ilo lagu kalsoonaan karo ayaa noo xaqiijiyay, in ilaa 10 sarkaal oo isugu jira B

ambassador

Safiirka Maraykanka u fadhiyay Kuuriyada Koonfureed Oo la Dhaawacay...

March 5, 2015

Safiirka Dowladda Mareykanka u fadhiya dalka Kuuriyada Koonfureed Mark Lippert,

XOG HOSE

Xog Hoose: Xasan Sheekh Oo u Magacaabi Doono Laba Ma’suul Midkood Gobolka Banaadir...

March 5, 2015

Ilo wareedyo ka tirsan Xafiiska Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka ah ee Somal

DSC_8158

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo kala hadlay hey’adda UNHCR caawinta Qaxootiga Soomaaliyeed...

March 5, 2015

Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr. Abdu

talyaniga

Talyaaniga oo dowladda Soomaaliya ku wareejiyay gadiid ciidan (Sawirro)...

March 5, 2015

Dowladda Talyaaniga ayaa ugu deeqday ciidanka Soomaalida gadiid kuwa dagaalka ah

muqdisho manta

Dood looga hadlay sida lugu gaarsin karo Soomaaliya nidaamka faderaalka oo Muqdisho lugu qabtay...

March 5, 2015

Magaalada Muqdisho waxaa maanta lugu qabtay dood la xiriirtay nidaamka faderaalk

flag of canada

Dawladda Canada Oo ka Dalbatay Soomaalida Ku Dhaqan Wadankaasii Arin…...

March 5, 2015

Tan iyo wixii ka danbeeyay markii Al-Shabaab ay ku han-jabeen inay weeraro ku qa

wararka Raasonews24

Jarmalka Oo Ciidamo Kale U Soo Diraya Somalia...

March 5, 2015

Golaha wasiirada dalka Jarmalka ayaa ogolaaday in waqtiga ay u kordhiyaan ciidam

calanka kenya

Kenya Oo U Diyaarinaysa Qaswadayaal DF Magaalada Nairobi + Magacyadooda...

March 5, 2015

Warar hoose oo aan ka helnay mid kamid ah Wasiir ku-xigeenada DF Somalia oo maga

muqdisho_6

Hawlgalo Amaanka Lagu Xaqiijinayo Oo Saaka Ka Socda Magaalada Muqdisho...

March 5, 2015

Afhayeenka Booliska Soomaaliyeed Khaasim Axmed Rooble oo la hadlay warfidiyeenad

tafsiirka

Tafsiirka Quraanka Kariimkaa Iyo Sh. C/Raxmaan Muslim, Darsigii 99aad...

March 5, 2015

Kusoo dhawaada Darsiga Subaxnimo ee Tafsiirka Quraanka kariimkaa, Raasonews24.ne

Hazard

Chelsea Oo Wali Sii Wada Guulaheeda Siina Dheeraysay Hogaanka Horyaalka (Video)...

March 4, 2015

Kooxda Chelsea ayaa guul ka soo gaadhay kooxda West ham oo ay gurigeeda mart

Silva

Manchester City Oo Ka Soo Kabsatay Guuldarooyin Is Xig Xigay (Video)...

March 4, 2015

Manchesgter City ayaa garoonkeeda Etihad Stadium guul kaga gaadhay kooxda Li

reds

Liverpool Oo Anfield Ku Dubatay Burnley (Video)...

March 4, 2015

Kooxda Liverpool ayaa sii wadata qaab ciyaareedka layaabka leh ee ay sanadka

youg

Manchester United Waqiga Dhimashada Ee Dhamaadka Ciyaarta Guul Gaadhay (Video)...

March 4, 2015

Man United ayaa waqiga dhimashada ee dhamaadka ciyaarta guul muhiim ah gurig

saurez

Barcelona Oo Iska Xaadirisay Finalka Koobka Copa Del Rey Lakiin Dhibaato Ayaa Soo Wajahday (Video)...

March 4, 2015

Kooxda Barcelona ayaa u soo baxday finalka koobka Copa Del Rey kadib markii

ImageVaultHandler.aspx

10-ka Caasimadood ee aduunka ugu nolosha fiican oo lasoo bandhigay...

March 4, 2015

Wargeysyada kasoo baxa qaarada Yurub, ayaa intooda badan isku raacay soo bandhig

uuu4

Diyaarad rakaab oo ay leedahay Turkiga oo kusoo dhacday Nepal (Sawiro)...

March 4, 2015

Inta badan Wakaaladaha caalamka ayaa baahiyay inay soo dhacday Diyaarad laga

Guriceel1-150x150

Heshiis Maanta Ka Dhacay Magaaladda Dhuusomareeb ( Video )...

March 4, 2015

Heshiis Ayaa Maanta Ka Dhacay Magaaladda Dhuuso-Mareeb Ayaa Waxa Ku Kala Saxiixd

cali-khaliif-Galeyr

Madaxweynaha Maamulka Khaatumo Oo Baaq Dheer U Diray Shacabka Soomaaliyeed(Video)...

March 4, 2015

Madaxweynaha Maamulka Khaatumo Oo Baaq Dheer U Diray Shacabka Soomaaliyeed(Video

images

Gudoomiyaha Gobolka Banadir Mungaab Oo Muqdisho Kaga Baxay Xili La Sugayaay Sanadguuradii Maamulka Gobolka...

March 4, 2015

Maanta oo kale taariikhda markii ay aheed 4-tii Maarso sanadii 2014-ka ,waxaa

aaaABAY shir1

Wada Hadal Kusaabsan Biyo Xidheenka Wayn Ee Dib-U-Curashada Oo Maanta Itoobiya, Suudaan Iyo Masar Uga Furmay Khartuum....

March 4, 2015

Shir kusaabsan mashruuca wayn ee biyo xidheenka dib u curashada Itoobiya oo ay k

mukulaal9

Bisadaha ku nool Jaziirad ku taalla Japan oo ka tiro batay dadka halkaasi Degan (Sawiro)...

March 4, 2015

Waa Jaziiradda ku taala koonfurta wadanka Japan, Noolaha ku dhaqan halkaasi

HASSAN-SHEIKH-MOHAMUD

Talooyin Aysan Kalkaaliyayaashaadu Ku Siin: Warqad Furan oo ku Socota Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud....

March 4, 2015

Waxaa laga joogaa muddo laba sano ah markii shacabka Soomaliyeed ay si kal iyo l

IMG_7075

Kulan Muhiim Ah Oo Ka Dhacay Madaxtooyada Jubba-land (Sawiro)...

March 4, 2015

Madaxweynaha Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wafdigii uu hogaaminayey ee tag

140810125505_somaliland_512x288__nocredit

Wakiilada S/Land oo Ka Hadlay wadahadaladii Burburay (Video)...

March 4, 2015

Golaha Wakiildda Soomaliland ayaa Markii Ugu Horaysay Ka Hadalay Wada Hadala

maxkamada

Puntland oo cafisay xubnihii tagay Cadaado 5,000 oo doollar-na ku xaalmarinaysa dadkii dambiyadda lugu waayay...

March 4, 2015

Puntland ayaa la laabatay go’aankii lugu xukumay ilaa 11-ruux oo la sheegay in

galgaduud

Wasiirka difaaca Soomaaliya oo booqday xarumaha ciidanka ee gobolka Galgaduud (Sawirro)...

March 4, 2015

Wasiirka Difaaca Soomaaliya Gen. C/qaadir Sheekh Cali Diini oo maalmahaan socdaa

xaflada

Xisbiyada Mucaaradka Soomaaliland oo ku baaqay in lakala diro xukuumadda...

March 4, 2015

Sida lugu sheegay war ka soo baxay qar ka mid ah xisbiyada mucaaradka ee Soomaal

ahmed madoobe

Puntland oo ka qayb-galaysa dagaalka al-Shabaab ee gobollada Jubbooyinka...

March 4, 2015

Madaxweynaha dowladda Puntland,Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo booqasho ku jooga

European_Union

Midowga Yurub oo Soomaaliya ka bilaabay isticmaalka iyo faafinta tamarta...

March 4, 2015

Midowga Yurub (EU) iyo Adventist Relief Agency (ADRA) waxay bilaabeen barnaa

333

Ciidamada Dalka Mareykanka oo ku dhaqmaa Midab kala sooc...

March 4, 2015

Dilka Michael Brown ee bishii August ee sanadkii hore waxa ay dhalisay qalal

Somali-and-Somaliland-2-620x330

Somaliland waa ay ka Go’neyd in ay Shirka Burburiso (Dhageyso)...

March 4, 2015

Qaar ka mid ah Mas'uuliyiinta Soomaaliyeed ee Qaban qaabada Shirka Istanbul

muungaabka-620x330

Shacabka Muqdihso Oo Mungaab Ku Eedeeyaay Wax Qabad La’aan (Dhageyso)...

March 4, 2015

Shacabka Muqdisho ayaa sheegay in Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Muungaab uusa

genrmany-parliament-4

Gudoonka Sare ee Baarlamaanka Somalia Oo Booqasho Taariikhi Ah Ku Tagay Baarlamaanka Dalka Jarmalka (Sawiro)...

March 4, 2015

Gudoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxam

3711433478

Ninkii Daacish Gowraca Dadka U Qaabilsana Oo Cabanaya (Video)...

March 4, 2015

Waxaa wali Warbaahinta Caalamka ay si weyn u hadal hayaan ninka lagu Magcaaa

har_2

Wasiirka Gaashaandhiga Somalia oo Guriceel kula hadlay Ciidamo katirsan Milatariga Soomaaliya (Sawiro)...

March 4, 2015

Wasiirka Gaashaandhiga Soomaaliya Gen. C/qaadir Sheekh Cali Diini , oo maalm

goyn_2

Kooxda Daacish oo Goob Fagaare ah gacanta Kaga Goysay Nin Xatooyo Geystay (Sawiro)...

March 4, 2015

Kooxda Daacish ayaa mar kale baraha ay Internetka ku leeyihiin waxa ay ku ba

Yemeni Siamese Twins Successfully Separated

Qaliin lagu kala saaray Mataano isku dhganaa oo lagu sameeyay Ibitaal kuyaala Sacuudiga (Sawiro)...

March 4, 2015

Labo Wiil Mataano isku dhagnaa ayaa lagu guuleestay in lakala qeebiyo kadib

stadiom konis

Go’aano adag oo laga soo saaray Qalalaasihii dhimashada sababay ee ka dhacay Garoonka Koonis...

March 4, 2015

Guddiga Dihsibiliinka Xiriirka Soomaaliyeed ee kubadda cagta ayaa ganaax dul

kismayo

Xubno tirsan IGAD, Midowga Africa & Dowlada oo la qorsheynaayo inay ka qeyb galaan xaflad loo sameynayo dhismaha Baarlamaanka Jubba ...

March 4, 2015

Geele Maxamed Aadan, Wasiir ku xigeenka Warfaafinta Maamulka Jubba ayaa xaqiijiy

www

Wasiirka Arimaha Dibada Soomaaliya oo la kulmay Saraakiil WFP ka socotay”Sawiro”...

March 4, 2015

Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya H.E. Dr. Abdusa

SAWIRKA_MAANTA

Top News

Sports News

Hazard

Chelsea Oo Wali Sii Wada Guulaheeda Siina Dheeraysay Hogaanka Horyaalka (Video)...

March 4, 2015

Kooxda Chelsea ayaa guul ka soo gaadhay kooxda West ham oo ay gurigeeda marti ugu ahayd, waxayna Chelsea guushan ku soo gaadhay 1:0, waxayna goolka kaliya ee ay guushu ku soo raacday uga mahad cel

Silva

Manchester City Oo Ka Soo Kabsatay Guuldarooyin Is Xig Xigay (Video)...

March 4, 2015

Manchesgter City ayaa garoonkeeda Etihad Stadium guul kaga gaadhay kooxda Liecester City, waxayna City guushan ku gaadhay 2:0, waxaana goolasha ukala dhaliyay David Silva iyo James Milner. City oo

reds

Liverpool Oo Anfield Ku Dubatay Burnley (Video)...

March 4, 2015

Kooxda Liverpool ayaa sii wadata qaab ciyaareedka layaabka leh ee ay sanadka cusub ee 2015 ku naaloonaysay, waxayna guul muhiim ah garoonkeeda kaga gaadhay kooxda Bunrley oo marti ugu ahayd. Reds

youg

Manchester United Waqiga Dhimashada Ee Dhamaadka Ciyaarta Guul Gaadhay (Video)...

March 4, 2015

Man United ayaa waqiga dhimashada ee dhamaadka ciyaarta guul muhiim ah gurigeeda kaga soo gaadhay kooxda Newcasle United oo ay marti u ahayd. Man United ayuu guushan ku hogaamiyay Ashley Young kaa

saurez

Barcelona Oo Iska Xaadirisay Finalka Koobka Copa Del Rey Lakiin Dhibaato Ayaa Soo Wajahday (Video)...

March 4, 2015

Kooxda Barcelona ayaa u soo baxday finalka koobka Copa Del Rey kadib markii ay kooxda Villarreal guul gurigeeda kaga soo gaadhay. Barcelona ayaa guushan ku soo gaadhay 3:1, waxaana goolasha u kala

Raasonews24

Ciyaar Xamaasad Leh Dhex Martay Banaadir Club Iyo Jeenyo Balse Qalalaaso Kuso Dhamaatay (Video)...

March 3, 2015

Ciyaar Xamaasad Leh Dhex Martay Banaadir Club Iyo Jeenyo Balse Qalalaaso Kuso Dhamaatay (Video) https://www.youtube.com/watch?v=A1o-_yCgLJM

busquets

Sergio Busquets Oo Amisan In Kulanka El Clasico Nadigii Gulaysta Qaadi Doono Horyalka Spain...

March 2, 2015

Xidiga khadka dhexe ee kooxda Barcelona Sergio Busquets ayaa rajaynaya in kulanka Camp Nou ay ku soo dhawayn doonaan kooxda Real Madrid inuu kooxdiisa u go’aamin  doono hanashada horyaalka La l

MRG13131.v1425041663 (1)

Barcelona Oo Heshiis Dheer Ka Saxiiday Sergio Busquet (Sawiro)...

February 27, 2015

Busquets ayaa Barcelona u saxiixay heshiis uu Camp Nou ku sii joogayo illaa bisha June 30, 2019 isaga oo waliba doorasho u haysta inuu hal sano oo kale kooxda sii joogo. Barcelona ayaa heshiisk

arsenal1

Arsenal oo Emirates Stadium Lagu Xasuuqay , Halka Atletico Madrid Guul Daro Kaso gaartay Bayer Laverkusan....

February 25, 2015

Kooxda Monaco ayaa Arsenal gurigeed Emirates Stadium cashar lama ilaawaan ah ugu dhigtay, Monaco ayaa guushan ku gaadhay 3:1, waxaana goolasha u kala dhaliyay Geoffrey Kondogbia,Berbatov iyo Carrasc

b.-Liverkusen-vs-Atletico

Bayer 04 Leverkusen Vs Ateltico Madrid – Diego Simeone oo Lacelin La’yahay Iyo Kooxda Reer Jarmal oo Caawa Raadinayso Guul Muhiim Ah ....

February 25, 2015

Kooxdii labaad oo ree Spain ah ayaa kulan Champions Leaque-ga ah ku oo ciyaaraysa carrada ree Jarmal, Real Madrid ayaa kulankii lugta hore ee Champions Leaque-ga guul ka soo gaadhay kooxda Schalke 04,

arseanl-vs-Monaco

Arsenal Vs Monaco – Maxa Kala Haysto Labadda Koox Ee Reer England Iyo France ....

February 25, 2015

Kooxda Arsenal ayaa Emirates Stadium ku soo dhawaynaysa kooxda ree France ee Monaco, waa kulanksn sayaa ah kulankii ugu horeeyay ee Arsenal iyo Monaco ku dhexmaray tartan Yurub ah. Arsene Wenger ayaa

tevez

Juventus oo Cashir Usoo Dhiktay Kooxda Reer Jarmal Ee Borussia Dortmund....

February 24, 2015

Kooxda Juventus ayaa gurigeeda guul mihiim ah kaga gaadhay dhigeeda Dortmund oo marti u ahayd, waxayna Juventus guushan ku gaadhay laba gool oo ay ukala dhaliyeen Carlos Tevez iyo Alvaro Morata, halka

messi4

Barcelona oo Garaacday Manchester City Wareegii Koowaad Ee 16ka Champions League(Sawiro)...

February 24, 2015

Barcelona ayaa Etihad Stadium guul mihiim kaga gaadhay kooxda Manchester City, waxayna Barcelona guushan ku gaadhay laba gool oo uu Luis Suarez udhaliyay qaybta hore ee ciyaarta halka Man City uu

man_city_r_v_newcastle_nor-620x372

Maxaa Kala Haysta Man City v Newcastle...

February 21, 2015

Tababare Manuel Pellegrini ayaa kulankaan uu muhim weyn u yahay, waana bilowga shan isbuuc oo mustaqbalkiisa lagu go’aansan doono. Waxaana uu niyada ku dejisanayaa inay rikoor fiican oo horya

Crystal-Palace-v-Arsenal-620x315

Falanqayn Crystal Palace v Arsenal – Gunners Oo Booqaneysa Garoon Aan Looga Badinin Muddo 36 Sanadood Ah...

February 21, 2015

Alan Pardew kor ugu qaaday Crystal Palace tan iyo intii uu yimid waxa ay aheyd mid fantastic ah. Waxaa laga badiyay kaliya hal kulan oo ka mid ah shanti kulan ee ugu danbeysay horyaalka, waxaana a