Dowladda Kenya ayaa so obandhigtay 3 Shuruudo hordhac u noqon kara inay DFS ka wada hadlaan Khilaafka ka dhashay Muranka ka dhashay Xaraashka ay Somalia ku samaysay Xirmooyin shidaal iyo Gaas oo laga helay Xuduud-baddeedka ay Kenya sheegnayso. Saddexda Shuruud ee ay Kenya ku xirtay Wada-xaajood Diplomaasiyadeed oo ay la galaan DFS ayaa waxaa lagu […]
Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya, Mudane; Cabdiraxmaan Ducaale Beyle, ayaa sheegay in hay’adaha caalamka ay hadda u ololeynayaan sidii looga cafin lahaa deymaha lagu leeyahay Soomaaliya, taas oo ku timid hagaajinta maamulka Maaliyadda Dalka. Warbixin dhawaan la soo saaray oo la xiriirtay in Soomaaliya ay tahay Dalka ugu musuqmaasuqa badan caalamka ayuu soo hadal qaaday Wasiirku, wuxuuna […]
Qaramada Midoobay ayaa lagu wadaa in ay Todobaadka soo socda billowdo Sanduuqa dhismaha nabadda ee Soomaaliya, kaas oo ay ku bixi doonto 30 Milyan oo Doollarka Maraykanka ah. Hawl-galka Qaramada Midoobay ee Taageerada Soomaaliya (UNSOM) ayaa Khamiistii sheegay in si loo caawiyo dedaallada nabadeed ee ka jira Dalka Soomaaliyeed la fulin doono mashaariic ay ka […]
Gudoomiyaha Guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka Sooomaaliya, Xaliimo Ismaaciil Ibraahim ayaa kamid ah korjoogtada caalamiga ah ee Midowga Afrika uga qaybaleysa doorashada guud ee dalka Nigeria. Kormeerayaasha ka socota AU-da ayaa waxaa madax u ah Ra’iisul Wasaarihii hore ee dalka Itoobiya, Hailemariam Desalegn, waxaana waajibkoodu yahay indhadheynta qaabka ay u qabsoomeyso cod-bixinta. 16-ka Febraayo oo […]
Wararka aynu ka heleyno Xaafada Juungal ee Degmada Yaaqshiid ayaa sheegaya in halkaasi uu ka dhacay dil loo geystay Nin watay Dharka Ciidanka Dowladda Soomaaliya ka dib markii uu ka shakiyay Nin u socday Salaadda Jimcaha isla markaana ay is weedaar-sadeen Rasaas Ninkii uu ka shakiyay, Waxaana goobta yimid kooxo hubeysan oo dilay Askarigii Watay […]
Golaha wasiirrada xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan ay Muqdisho ku yeesheen waxa ay ku meel mariyeen Heshiiska Tababarrada Ciidamada ee ay horay u kala saxiixdeen dawladaha Soomaaliya Iyo Turkiga Wasiirrada xukuumadda ee kulanka goob joogga ahaa ayaa dood kadib waxa ay cod aqlabiyad leh ku meel mariyeen heshiiska oo horay wasaaradda difaaca dalku ay […]
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre, ayaa kulankiisii ugu horreeyay maanta la qaatay guddiga badbaadinta iyo soo celinta hantida qaranka. Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre ayaa guddiga talo ka siiyay hannaanka ay u gudanayaan waajibaadka laga doonayo, isaga oo ku dhiirri geliyay samaynta Istaraatiijiyd ku habboon dar-dargelinta mas’uuliyadda ka saaran badbaadinta […]