Meeshan idin muuqda waa ismaamul Magaalada raaso ee gobalka afdheer oo ah deegan ay dagto beesha sheekhaal gaar ahaan aw qudub fiqi cumar. magaalada waxaa dusha geeseed ka mara buuro dheer oo la yirahdo dhagogure aadna uu qurxoon muuqaalkeeduna aad indhaha uu cajibiso waxaa dhinacyada ka marta labo tog biyo socoto ah oo isku darsoonto kuwaas oo la yirahdo Xaqiiq Iyo dhogso.
Degmada raaso ayaa ka mid ah degmooyinka somaliyeed ee xuduudaha la wadaaga gobalka maamulka qowmiyada oromada taas oo gadigeeda kalna ay dagto beesha sheekhaal ayaa samaysay hormar la taaban karo mudooyinkii ugu danbeeyay.
Leave a Reply