Bu’aale (Raaso news 24):- Mudo ka badan 12 saac dagaal u dhaxeeya dadka deegaanka iyo kooxda alshabaab ayaa ka dhacay deegaano ka tirsan gobolka Jubbada dhexe sida ay warbaahinta u xaqiijiyeen shacabka deegaanka .
Gudoomiyaha ku xigeenka gobolka Jubbada Dhexe maxamed ibraahim xirsi oo xilkaas mudo ka badan 10 sano si macno daro ah ugu magacwna balse aan wali tagin shacabka uu xilka u hayo ayaa sheegay in dagaalka uu yimid ka dib markii kooxda alshabaab ay xabsiga dhigeen odoyaal iyo dad muhiim ka ahaa deegano isla markaana ay ku edeeyen in ay la shaqeeyaan ciidamada kenya
Leave a Reply