Wararka DDSI

DAAWO:-Ugu Danbeyn ::-Al-Shabaab oo khaarijisay askari maxbuus ahaa oo ka tirsanaa ciidamada AMISOM

wab34

uruurka nabaddiidja Al-Shabaab ayaa khaarijisay askari ka tirsanaa ciidamada AMISOM ee ka yimid dalka kaasoo muddo sanad ah maxbuus ahaa. Askarigan ayaa diray fariimo kala duwan ka hor inta aanan la toogan, isagoo kasoo muuqday filim kooban oo ay baahisay Mu’asasada Al-kataa’ib oo ah garabka warbaahineed ee koocda  Alshabaab. Masassa oo fariintiisu ay aheydtii ugu dambeysay ee laga duubay ayaa ... Read More »

DHAGEYSO:-Waraysi la yeeshay gabadh lagu Kufsaday Goldogob & Wixii dhacay

kufsi-gabadh-galdogob

Dhawaan ayay ahayd markii kufsi fool xun loo gaystay gabadh soomaliyeed iyadoo weliba laga duubay muuqaal markaas lagu bahdilayo hadaba waxaa arintan ku noqotay soomalida mid argagax ku abuurtay falkaas gabadha yar loo geystay waxaana kasoo wada jawaabay falkaas bulshada soomalityeed waxaana   Waxaa  lawaraystay gabadhii la kufsaday ee falka xun loo geystay waxaana la xidhiidhay weriyaha jooga magaalada burco  ... Read More »

120 Arday Oo Deeq Waxbarasho Ka Helay Xukuumada DDSI ayaa Lagu Soo Dhaweeyay MM Wajaale.

0000aakha5

Xukuumada DDSI ayaa sanadihii ugu danbeeyay deeq waxbarasho ku taageerta  dawladaha aan dariska nahay ee Somaliland, Putland iyo somaliya, waxaana maanta lagu soo dhaweeyay maamulka magaalada  tog-wajaale ee xuduuda wadamada itoobiya iyo soomaliland  120 arday oo ka socday soomaliland kuwaasi oo ay xukuumada DDSI u fidisay deeq waxbarasho.     Waxaana, soo dhaweeyay ardaydan masuuliyiin heer deegaaan ah oo ay ... Read More »

SAWIRO:-Shir Loo Qabtay Shaqaalaha Xafiiska Xeerilaalinta Iyo Cadaalada DDSI

jem04

Shir qiimayn ah oo ay kasoo qaybgaleen dhamaan shaqaalaha Geedisocodyada kaladuwan ee xafiiska xeer ilaalinta iyo cadaalada DDSI oo uu shir gudoominayay Wasiirka xafiiska xeer ilaalinta  iyo cadaalada mudaneCabdijamaal Axmed Qolonbi ayaa ka qabsoomay hoolka shirarka ee isla xafiiska.   Hadaba shirkan qiimaynta oo uu shir gudoon ka ahaa Wasiirka xafiiska xeer ilaalinta cadaalada mudane Cabdijamaal Axmed Qolonbi ayaa sheegay ... Read More »

35 Gaadhi Oo Sida Calafka Xoolaha Oo U Anbabaxay Gobolka Doolo

tekh01

Iyadoo baryahanba Xafiiska Horumarinta Xoolaha iyo Reer-guuraaga oo kaashanaya xukuumada DDSI uu ku hawlanyahay gargaarka bulshada deegaanka ee roobyaraantu lasoo daristay sanadkan isagoo mararbadan oo kaladuwan gaadhsiyay deeq isugujirta calafka xoolaha iyo raashin ayaa sidookale maantana ay 35 gaadhi oo ah calafka xoolaha loo diray Gobolka Doolo.     Hadaba, deeqdan ayaa waxaa shabakada wararka ee cakaaranews uga warbixisay wasiirka ... Read More »