Ciyaaraha

Dowlada Maraykanka oo soo dhoweysay qabashada doorashada Guddoonka Baarlamaanka

usa

Dowlada Marayanka ayaa soo dhoweysay qaabka loo qorsheeyay qabashada doorashada Guddoonka Baarlamaanka oo dhowaan ka dhacaysa magaalada Muqdisho ee caasimada dalka Soomaaliya. Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Dowladda Mareykanka John Kirby ayaa War-saxaafadeed uu soo saaray waxa uu ku sheegay wax lagu farxo in ay tahay in  waqti kama dambayn ah loo qabto xilliga ay dhaceyso Doorashada Guddoonka Baarlamaanka iyo ku xigeenadiisa. ... Read More »