Author Archives: admin

DAAWO:-Ugu Danbeyn ::-Al-Shabaab oo khaarijisay askari maxbuus ahaa oo ka tirsanaa ciidamada AMISOM

wab34

uruurka nabaddiidja Al-Shabaab ayaa khaarijisay askari ka tirsanaa ciidamada AMISOM ee ka yimid dalka kaasoo muddo sanad ah maxbuus ahaa. Askarigan ayaa diray fariimo kala duwan ka hor inta aanan la toogan, isagoo kasoo muuqday filim kooban oo ay baahisay Mu’asasada Al-kataa’ib oo ah garabka warbaahineed ee koocda  Alshabaab. Masassa oo fariintiisu ay aheydtii ugu dambeysay ee laga duubay ayaa ... Read More »

DHAGEYSO:-Guuleed Oo Lagu Eedeeyay Dagaalkii Ka Dhacay Magaalada Cadaado

Xildhibaanada Baarlamaanka Maamulka Galmudug ayaa waxa ay C/kariin Xuseen Guuleed oo ah Madaxweynaha Maamulka Galmudug ku eedeeyeen in uu khalalaase ka hurinayo Magaalada Cadaado. Waxa ay sheegeen colaada iyo xiisada hada ka taagan Magaalada Cadaado in uu ka dambeeyo Madaxweynaha Maamulka Galmudug. Xildhibaanada ayaa waxa ay sheegeen Madaxweyne ku xigeenka Maamulka Galmudug Maxamed Cabdi Xaashir (Carabey) in uu la saftay ... Read More »

DHAGEYSO:Odoyaasha Beesha Wiilashii Kufsiga Ka Geystay Goldogob oo diiday in sharciga islaamka wax lagu xaliyo

maxresdefault

xog aan saaka ka helayno magaalada Goldogob ayaa sheegaya in gudi culmimo ahaa oo loo xilsaaray arinta gabadhii lagu kufsaday magaalada oo go’aan ka gaadhi lahaa ay soo saareen amaro cusub oo ku saabsan kiiska kufsiga Wararka ayaa sheegaya in gudiga xool xilsaaray ay u yeereen labada dhinac ee howshu khuseeyso waxaana la sheegaya in odoyaasha beesha leeylkase ay dhawr ... Read More »

DHAGEYSO:-Axmed Madoobe Oo Amaro Culus Ku Soo Rogay Shacabka Kismaayo Ku Nool

download

Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Midoobe oo la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay in shacabka kunool degaanada maamulka Jubbaland laga doonayo in ay gacanta dowladda ay kusoo celiyaan dhulkii ay la aheyd dowladdii dhexe. Madaxweynaha Jubbaland ayaa sidoo kale sheegay in aysan jirin cid haysan karta dhulkaasi , islamarkaana laga rabo dadka haystaa in ay kusoo wareejiyaan maamulka Jubbaland. ... Read More »

DHAGEYSO:-Mooshin xil ka qaadis ah oo laga diyaarinayo Madaxweynaha Koonfur Galbeed

Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Maamulka Koonfur Galbeed ayaa waxa ay sheegeen in ay  Mooshin ka keenayaan Madaxweynaha Maamulkaasi Shariif Xasan Sheekh Aadan. Xildhibaan Cusmaan Maxamed Caato oo ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka maamulka Koonfur Galbeed ayaa sheegay in Mooshin ay u keeneen sababo la xariira xil gudasha la’aan ku timid Madaxda Koonfur Galbeed. Waxaa uu sheegay in Mooshinka xildhibaanada keenay ... Read More »

DHAGEYSO:-Ujeedka Puntland Baaq u dirtay Xildhibaanada Dowladda Soomaaliya

baarlamaanka

Guddoomiye Ku Xigeenka Baarlamaanka Puntland Xuseen Yuusuf oo la hadlay Warbaahinta ayaa Xildhibaanada Baarlamaanka ugu baaqay in ay dadejiyaan doorashada Madaxweynaha Soomaaliya si loogu gurmado dadka dhibaateysan oo ay abaaruhu saameeyeen. Waxa uu sidoo kale sheegay in ay muhiim tahay in il gaar ah lagu eego xaalada dadka ay abaaruhu saameeyeen. Waxa uu sidoo kale ugu baaqay Shacabka Soomaaliyeed iney ... Read More »

DHAGEYSO:-Waraysi la yeeshay gabadh lagu Kufsaday Goldogob & Wixii dhacay

kufsi-gabadh-galdogob

Dhawaan ayay ahayd markii kufsi fool xun loo gaystay gabadh soomaliyeed iyadoo weliba laga duubay muuqaal markaas lagu bahdilayo hadaba waxaa arintan ku noqotay soomalida mid argagax ku abuurtay falkaas gabadha yar loo geystay waxaana kasoo wada jawaabay falkaas bulshada soomalityeed waxaana   Waxaa  lawaraystay gabadhii la kufsaday ee falka xun loo geystay waxaana la xidhiidhay weriyaha jooga magaalada burco  ... Read More »

DHAGEYSO:-Dhibaatada Uu Soomaaliya Ku Hayo nidaamka federaalka

3_jan_2012-copy

Wareysigan Axmed Faarax Cali Iidaaja  Wuxuu  ku lafagurayaa nidaamka federaalka iyo sida uusan ugu habboonayn maaraynta khilaafaadka siyaasadeed ee Soomaaliya ka jira. Waxaan marka hore  Uu sharxayaa waxa looga jeedo federaal iyo calaamadaha lagu yaqaan dalalka noqda federaal oo ah tiro aad u yar.    Dabcan, wax kasta oo wanaagsan waxay wataan dhibkooda. Nidaamka federaalliga ah waa nidaam fahamkiisa iyo ku-dhaqankiisuba ay aad ... Read More »

120 Arday Oo Deeq Waxbarasho Ka Helay Xukuumada DDSI ayaa Lagu Soo Dhaweeyay MM Wajaale.

0000aakha5

Xukuumada DDSI ayaa sanadihii ugu danbeeyay deeq waxbarasho ku taageerta  dawladaha aan dariska nahay ee Somaliland, Putland iyo somaliya, waxaana maanta lagu soo dhaweeyay maamulka magaalada  tog-wajaale ee xuduuda wadamada itoobiya iyo soomaliland  120 arday oo ka socday soomaliland kuwaasi oo ay xukuumada DDSI u fidisay deeq waxbarasho.     Waxaana, soo dhaweeyay ardaydan masuuliyiin heer deegaaan ah oo ay ... Read More »