DHAGEYSO;-Rag Bosaaso Ku Dilay Labo Qof Oo Gacanta Lagu Dhigay

bistoolad21Rag hubaysan ayaa  dil u geystay nin dhalinyaro ah oo marayey agagaarka dowladda hoose ee degmada Boosaaso,waxaana si doo kale raggaasi dhaawaceen nin kale oo dhalinyaro ah Booliska Gobolka Bari ayaa sheegay inay gacanta ku soo dhigeen Ninkii Dilka Ka Danbeeyay

Boosaaso ayaa  todobaadyadaan ka raysatay dilalkii ka dhici jiray,kadib markii ciidanka ammaanku hawlgel ballaaran ka sameeyeen,kaasi oo lagu soo qaqabtay dad fara badan oo looga shakisanyahay argagixiso.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*