DHAGEYSO:-Puntland Oo Si Lama Filaan Ah Uga Hadashay Xilka Qaadistii Madaxweynaha Galmudug

Puntland ayaa ka hadashay arrimaha ku saabsan Is qabqabsiga ka taagan magaalada Cadaado, gaar ahaana Xildhibaanada Galmudug oo xilkii ka qaaday, waxaana ay sheegeen in aysan waxba saameyn ah ku yeelan doonan xaalada Gaalkacyo.

 

Gudoomiyaha gobalka Mudug Xasan Max’ed Khaliif ayaa sheegay in ay arrimaha Gaalkacyo ka wada hadl doonaan Odayaasha dhaqanka ee gobalka Mudug ee labada dhinac.

 

Abgaalow wuxuu sheegay in ay arrinta Gaalkacyo oo kaliya ay u taalo dadka magaalada, isla markaasna wax kasta oo kus aabsan wada xaajoodyadan heshiiskii la taaban galin doono.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*