DAAWO:-Madaxweynaha Jubbaland”Arin Lagu Farxo Ayaa Ka Dhacday Muqdisho

Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa  Hambalyeey gudoomiyaha baarlamaanka Faderaalka ee Soomaaliya Prof Maxamed Sheekh  Cismaan Jawaari oo saacad ka hor loo doortay gudoominta baarlamaanka Soomaaliya.

 

Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madobe ayaa sheegay in ay talaabo taariikhi ah qaadeen baarlamaanka Faderaalka, wuxuuna shegay in uu halkaas Jawaari kasii wadi doono howlaha baarlamaanka Soomaaliya.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*