DAAWO:-Inta badan Musharraxinta u tartameysa Xilka Madaxtinimo ee Dalka oo kulan ku yeeshay muqdisho

farmaajo

Musharaxiinta u taagan xilka madaxtinimo ee soomaaliya ayaa maanta galinkii danbe muqdisho ku yeeshay kulan 

 

ka dib markii ay ogaadeen in xilka gudoomiyaha barlamanka uu ku guulaystay maxamed sheekh Cismaan jawaari ayaay kulan kan uga hadlayeen qabka doorashada dalku noqon doonto

 

Cabsi Xoogan ayaa soo wajahday musharaxiinta ka dib guusha jawaari waxaana muuqata in markale Xasan sheekh dib ugu soo laaban doono xilka

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*