DAAWO:-Guusha Jawaari Oo Jidka U Furtay Madaxweyne Xasan Sheekh

xasan-iyo-jawaari

Waxaa Hada Sii Cadaanaysa In guusha xasan sheekh ay jidka u sii xaarayso ama u sii banaysay soo labashada madaxweyne xasan sheekh in kasta oo labada masuul ayna baryihii danbe isku fiicnayn

waxaa muqdisho ka socda olole xoogan oo loo galayo in xasan sheekh mar kale ku soo laabto talada dalka waxaa muuqata in hada ay jiraan sifooyin cadaynya lacago tiro badan oo ka baxaya jeebka Musharaxiinta Waxaa Taas Sii Dheer In Hadii Faarax Sheekh C/qaadir Uu Ku Soo Baxo Gudoomiye Ku Xigeenka 1 aad ee barlamanka oo lagu wado inay dhacdo beeri Xasan sheekh uu noqon doono madaxweyenaha cusub

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*