Muuqaal Gaaban iyo Warbixin Aad u Kooban


Muuqaalkani waxa uu ku saabsanyahay dugsiga dhexe ee magaalada Raaso, barayaasha, ardaydayda iyo waaliddiinta oo kulmaya. Muuqaalka waxa ku jira oo kale isbitaalka weyn ee magaalada Raaso oo isna la dhammaystiray oo bilaabay howlihiisii shaqo. Muuqaalkani ma aha mid cusub, waa mid mar hore la qaaday.

Muuqaalku waxa uu ku bilaabmay calanka dawlad degaanka Soomaalida Itoobiya iyo ka fadaraalka Itoobiya oo dhanka midig xiga. Calanka dawlad degaanka Soomaalidu waxa uu ka  koobanyahay afar midab, doog, caddaan, casaan, jaalle iyo sumadda u gaarka ah ee sawirka awrka ama ratiga iyo heestiisii oo ku lifaaqantahay.

Midhaha heestuna waa:

Haybaddaan lahayn iyo
Calankii hiddahayaga
Hooyo lagu anqariyee
Haybta naga mideeyoow
Hubaal kii Itoobiya
Xaqa noo horseedee
Horyaal nooga dhigayoow

Hannaan suubban iyo nabad
Calankii hirgeliyeyee
Heshiis lagu saleeyeyoow

Hormar iyo caddaalad
Kaamaba horreynine
Calankaan hadhsanaynayoow
Hoodaalihiiyoow

Hambalyo kugu salaannaye
Astaan hodana noo noqo
Waannu kuu haweynahoo
Naftaan kuu huraynaa
Habeen iyo dharaar baan
Cadow kaa hiraynaa
Hareertaadaan joognaa.

Xafiiska Wararka

www.raasonews24.com

raasonews24@gmail.com

Wararka Kale ee Maanta.
Daawo: Shaqaalaha Dawlada Hoose ee Degmada Saylac oo Tababar loo furay waxaa Xarunta dawlada hoose Ee Degmada Saylac saaka ka furmay Tababar lagu baranayo Nidaamka Maamul ...
Madaxwayne Al-bashiir oo markale isku soo sharaxaya Xilka madaxnimada wdankaas Madaxweynaha dalka Suudaan Omar Hassan al-Bashiir ayaa u tartami doona doorashooyinka madaxtinimada ...
Nigeria: waqooyiga galbeed ee Adamawa oo Dumar Lagu afduubay iyo Boko Haram oo looga shakiqabo Tiro Dumar ah ayaa lagu soo waramayaa in ay afduubteen dad looga shakiyey inay ka tirsanyihiin kooxd...
booliska Wadanka Kenya oo xuduuda Uganda Laleedahay ku xiray Soomaali laga shakiyey Booliska dalka Kenya ayaa qabtay shan qof oo la tuhusan yahay kuwaas oo doonayey in ay isaga gudbaan...
Shir beelo muddo dagaalamayey lagu heshiisiinayo oo ka socda gobolka Galguduud Shir muddo toddobo maalmood ah ka socday degmada Balanbale ee gobolka Galguduud ayaa laga soo saaray...

Animated Social Media Icons Powered by Acurax Wordpress Development Company
'
Visit Us On TwitterVisit Us On FacebookVisit Us On Google PlusVisit Us On Youtube